HomeWararFadumo Dayib “ Keligii Taliyihii Somalia ujeedo Siyaasadeed ayuu ugu biiray Ururka...

Fadumo Dayib “ Keligii Taliyihii Somalia ujeedo Siyaasadeed ayuu ugu biiray Ururka Jamaacadda Carabta”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Musharax Faadumo Dayib oo ka mid ah Musharixiinta u taagan Doorashadda Madaxtinimadda ee Somalia ayaa hadalkaasi ku sheegtay Wareysi Khaas oo ay siisay Telefishinka Alarabia ee Xaruntiisa Dhexe ku taallo magaalladda Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta. “Keligii Taliyihii hore ee Somalia Maxamed Siyaad Barre waxa uu Ururka Jaamacadda Carabta ugu biiray Ajendo Siyaasadeed” ayey Tiri […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Musharax Faadumo Dayib oo ka mid ah Musharixiinta u taagan Doorashadda Madaxtinimadda ee Somalia ayaa hadalkaasi ku sheegtay Wareysi Khaas oo ay siisay Telefishinka Alarabia ee Xaruntiisa Dhexe ku taallo magaalladda Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.

“Keligii Taliyihii hore ee Somalia Maxamed Siyaad Barre waxa uu Ururka Jaamacadda Carabta ugu biiray Ajendo Siyaasadeed” ayey Tiri Faadumo Dayib oo ah Somali haysata dhalashadda  “Finnish”ka ee dalka Finland ayaa ku nuuxnuuxsatay inay Somalia xiriir Dhaqaale iyo mid Siyaaso la leedahay Dowladaha xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta.

- Advertisement -

Waxay intaasi ku dartay inay Somalia tahay dalka keliya ee aan Carabta ahayn ee xubinta ka ah Ururka Jaamacadda Carabta, waa sida ay hadalka u dhigtay.

Musharax Faadumo Dayib oo u muuqata inay Galti Macruuf ka tahay Taariikhda Soo-jireenka ee Xiriirka Walaaltinimo iyo midka Dhaqan ee u dhexeeya dadka Soomaalida iyo Carabta waxay ku canaanatay Dowladaha Carabta inaysan wax kaalmo Dhaqaale ah soo gaarsiinin Ummadda Soomaalida muddadii ay ka socdeen Dagaalladda.

Somalia ayaa Ururka Jaamacadda Carabta ku biirtay  bishii Feberaayo 14-dii ee sannadkii 1974-kii.

- Advertisement -

Sidoo kale, Somalia waxay xubin Firfircoon ka tahay 22-ka Dowladood ee xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta oo la asaasay  sannadkii 1945-kii.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Waresiga Faadumo Dayib.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts