HomeWararMaxkamad ku taalla Masar oo laashay Xukun Xabsi daa’im ahaa oo lagu...

Maxkamad ku taalla Masar oo laashay Xukun Xabsi daa’im ahaa oo lagu xukumay Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Maxamed Mursi.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maxkamadda Sare ee dalkaasi waxay maanta amartay in dib loo qaado Dacwadaha lagu soo oogay Maxamed Mursi ee ahaa inuu la shaqeyn jirey Dhaqdhaqaaqa Islaamiga XAMAAS ee Reer Falastiin. Maxkamadda waxay kaloo ku gacan-sayrtay dhamaan Xukuno Dil ah oo lagu xukumay Xoghayaha Guud ee Ururka Akhwaanul-muslimiinka Masar, Maxamed Badiye iyo 15 kale oo ka tirsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Sare ee dalkaasi waxay maanta amartay in dib loo qaado Dacwadaha lagu soo oogay Maxamed Mursi ee ahaa inuu la shaqeyn jirey Dhaqdhaqaaqa Islaamiga XAMAAS ee Reer Falastiin.

Maxkamadda waxay kaloo ku gacan-sayrtay dhamaan Xukuno Dil ah oo lagu xukumay Xoghayaha Guud ee Ururka Akhwaanul-muslimiinka Masar, Maxamed Badiye iyo 15 kale oo ka tirsan Ururkaasi oo laga mamnuucay dalka Masar.

- Advertisement -

Toddobaadkii la soo dhaafay, Maxkamadda waxay laashay Xukun Dil oo horey loogu xukumay Maxamed Mursi oo xilka Madaxweynaha laga tuuray bartamihii sannadkii 2013-kii.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts