HomeWararAlshabaab oo nin u basaasi jirey CIA-da ku toogatay Degmadda Jilib.

Alshabaab oo nin u basaasi jirey CIA-da ku toogatay Degmadda Jilib.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka naga soo gaarayo Degmadda Jilib ee Gobalka J/dhexe ayaa sheegayo inay Dagaalamayaasha Xarakadda Alshabaab toogteen Nin Ajnabi oo u dhashay dalka Tanzania, kaasi oo lagu helay inuu Basaas u ahaa Hay’adaha Sirdoonka ee Maraykanka iyo Ruwanda. Ninkaasi oo lagu magacaabi jirey Ciise James Mwaisige ayaa lagu helay inuu Xogaha iyo Dhaqdhaqaaqyadda Alshabaab u gudbin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaarayo Degmadda Jilib ee Gobalka J/dhexe ayaa sheegayo inay Dagaalamayaasha Xarakadda Alshabaab toogteen Nin Ajnabi oo u dhashay dalka Tanzania, kaasi oo lagu helay inuu Basaas u ahaa Hay’adaha Sirdoonka ee Maraykanka iyo Ruwanda.

Ninkaasi oo lagu magacaabi jirey Ciise James Mwaisige ayaa lagu helay inuu Xogaha iyo Dhaqdhaqaaqyadda Alshabaab u gudbin  jirey Hay’addaha Sirdoonka CIA-da Maraykanka iyo Sirdoonka Ruwanda.

- Advertisement -

Ciise James Mwaisige ayaa la sheegay in uu Hay’adahaasi ka helay lacag dhan 4,000 oo Dollar, si uu u maleego shirqool lagu dili lahaa Hoggaamiyayaal Sarsare oo ka tirsan Xarakadda Alshabaab.

Muuqaal ay Xarakadda Alshabaab soo bandhigeen ayaa muujinaya iyadoo Eedeysanahasi u dhashay dlka Tanzania lagu tooganayo Fagaare ku yaalla Degmadda Jilib.

Boqolaal dadweyne ayaa goob-joog ka ahaa Xukunka Dilka ee lagu fuliyey Ninkaasi.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts