HomeWararSafaaradda Maraykanka oo ku tilmaamtay Doorashaddii Galmudug midda ugu musuqa badan Doorashadda...

Safaaradda Maraykanka oo ku tilmaamtay Doorashaddii Galmudug midda ugu musuqa badan Doorashadda Maamul-gobaleedyadda”.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Safaaradda Maraykanka ee Somalia ayaa Qoraal u gudbisay Madaxweynaha Maamul-gobaleedka Galmudug, C/kariim Xuseen Guuleed oo ay walaac xooggan kaga muujisay Wararka ka soo baxayo Doorashaddii ka dhacday Galmudug, taasi oo lagu muujiyey inay jiraan musuq, cabsi-gelin,laaluush, iyo iyadoo Haweenka Musharixiinta loo diiday inay ku tartamaan Kuraasta iyo iyadoo la diiday Liiska Ergooyinka ee ka yimid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Safaaradda Maraykanka ee Somalia ayaa Qoraal u gudbisay Madaxweynaha Maamul-gobaleedka Galmudug, C/kariim Xuseen Guuleed oo ay walaac xooggan kaga muujisay Wararka ka soo baxayo Doorashaddii ka dhacday Galmudug, taasi oo lagu muujiyey inay jiraan musuq, cabsi-gelin,laaluush, iyo iyadoo Haweenka Musharixiinta loo diiday inay ku tartamaan Kuraasta iyo iyadoo la diiday Liiska Ergooyinka ee ka yimid Odayaasha Dhaqanka iyo xarig loo geystay Musharixiinta.

Nuqul ka mid ah Qoraalka Safaaradda Maraykanka ku leedahay Somalia u dirtay Madaxweynaha Galmudug oo la soo gaarsiiyey Radio Dalsan ayaa lagu xusay in dhamaan Xeeladahaasi waxyeello ku yihiin Hufnaanta iyo Sharci ahaanta Hannaanka Doorashadaasi.

- Advertisement -

“Iyadoo aan og nahay in Eedeymaha Siyaasadda tahay mid guud, haddana waxaan rumeysanahay inay inta badan Eedeymahaasi yihiin kuwo khatar yeelanayo” ayaa lagu yiri Qoraalka ay Safaaradda Maraykanka u dirtay Madaxweynaha Galmudug.

madaxweyne-guuleedQoraalka waxaa kaloo lagu xusay in Madaxweyne Guuleed iyo Wakiilka Guddiga Doorashadda ee Heerka Federalka  (SIEIT)  mas’uuliyad ka saaran tahay  Shaqadooda oo ka madax-bannaan Siyaasad, iyadoo asaas looga dhigayo Sharciga Nidaamka Doorashadda.

“Ka Hoggaamiye ahaan  iyo dhamaan Saraakiisha ku lugta leh Doorashadda waxaa saamayn idinku yeelan karta haddii lagu kalsoonaan waayo Geeddi-socodka Doorashadda” ayaa lagu yiri qoraalka ay Safaaradda Maraykanka u direen Madaxweynaha Galmudug.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts