HomeWararWasiir Mahad Salaad oo la sheegay inay doorteen Qaraabadiisa iyo Ilaaladiisa.

Wasiir Mahad Salaad oo la sheegay inay doorteen Qaraabadiisa iyo Ilaaladiisa.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Qoraal ay Safaaradda Maraykanka ee Somalia u dirtay Madaxweynaha Galmudug  ayaa lagu soo hadal-qaaday in ay Safaaraddu fahamsan tahay in Musharax Mahad Salaad oo ah Wasiiru-dowlaha Madaxtooyadda Xukuumadda Federalka uu bedelay Liiska Ergadda Sharcga ee Beesha Cayr, kuna bedeshay Liiska Qaraabadiisa, Shaqaalihiisa iyo  Ilaaladiisa, iyadoo Haweeneydii la tartami lahayd loo diiday Hoolka Doorashadda. Qoraalka Safaaradda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qoraal ay Safaaradda Maraykanka ee Somalia u dirtay Madaxweynaha Galmudug  ayaa lagu soo hadal-qaaday in ay Safaaraddu fahamsan tahay in Musharax Mahad Salaad oo ah Wasiiru-dowlaha Madaxtooyadda Xukuumadda Federalka uu bedelay Liiska Ergadda Sharcga ee Beesha Cayr, kuna bedeshay Liiska Qaraabadiisa, Shaqaalihiisa iyo  Ilaaladiisa, iyadoo Haweeneydii la tartami lahayd loo diiday Hoolka Doorashadda.

Qoraalka Safaaradda Maraykanka ee Somalia waxaa kaloo walaac looga muujisay Tallaabadda ay Ahlu-sunna Wal-jameeca ku qaadaceen Doorashadda Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare ee Barlamaanka soo socda, iyadoo laga cabsi qabo inay arrintaasi wax u dhinto Dib-u-heshiisiinta iyo Deganaanshaha Gobalka.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts