HomeWarar140 ka tirsan Boliska Nigeria oo ka qeyb qaadan doona sugidda Ammaanka...

140 ka tirsan Boliska Nigeria oo ka qeyb qaadan doona sugidda Ammaanka goobaha Doorashooyinka Somalia.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

140 Askari oo Nigerian ah  oo tababar siinayey Ciiddanka Boliska Somalia ayaa la sheegay inay kaalin ka qaadan doonaan sugidda Ammaanka ee Xilliga doorashadda. Sidoo kale, Hawlgalka AMISOM ayaa codsaday Kumanaan Askari oo dheeraad ah oo ka kala yimaada dalalka Afrika si ay uga qeyb galaan Hawlgalka AMISOM ku doonayso inay weerar ku qaadaan Goballadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

140 Askari oo Nigerian ah  oo tababar siinayey Ciiddanka Boliska Somalia ayaa la sheegay inay kaalin ka qaadan doonaan sugidda Ammaanka ee Xilliga doorashadda.

Sidoo kale, Hawlgalka AMISOM ayaa codsaday Kumanaan Askari oo dheeraad ah oo ka kala yimaada dalalka Afrika si ay uga qeyb galaan Hawlgalka AMISOM ku doonayso inay weerar ku qaadaan Goballadda ay Xarakadda Alshabaab ku sugan yihiin.

- Advertisement -

Afhayeenka AMISOM,  G/sare Sare Joseph Kibet ayaa u sheegay Wargeyska The Nation ee boliska-nigeriaka soo baxa Nairobi in Ciiddanka AMISOM muhiim u yahay Sugidda Ammaanka Doorashadda ka dhacayso Somalia.

Waxa uu intaasi ku daray inay Dagaalamayaasha Alshabaab ka saareen Muqdisho, balse aysan AMISOM weli ku guuleysanin inay Alshabaab ka saaraan Dooxadda Jubba, Goballadda Bakool iyo Hiiraan iyo dham,aan Deegaanadda ku teedsan Xeebaha.

Xarakadda Alshabaab ayaa sheegay inay Hawlgalo culus fulin doonaan muddada ay Doorashooyinka ka socdaan Somalia, waxayna xuseen inay Doorashadda tahay wax ay Reer Galbeedka soo dhoodhoobeen.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts