HomeWararDhageyso:Ergayga QM ee soomaaliya oo Gaalkacyo kula kulmay R/wasaaraha iyo Madaxda Puntland...

Dhageyso:Ergayga QM ee soomaaliya oo Gaalkacyo kula kulmay R/wasaaraha iyo Madaxda Puntland iyo Galmudug.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kulan kaan maanta ka dhacay Garoonka Diyaaradaha cabdulaahi yuusuf ee magaalada Gaalkacyo ayaa ahaa mid lagu xoojinaayo heshiiskii xabad joojinta ee laga gaaray dagaaladii ka socday magaalada Gaalkacyo waxaa ka qeyb galay R/wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali sharmaarke, Wakiilka QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Ambassador Michel Kitting iyo Madaxweyne yaasha maamulada Puntland iyo Gal-mudug. Ergeyga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan kaan maanta ka dhacay Garoonka Diyaaradaha cabdulaahi yuusuf ee magaalada Gaalkacyo ayaa ahaa mid lagu xoojinaayo heshiiskii xabad joojinta ee laga gaaray dagaaladii ka socday magaalada Gaalkacyo waxaa ka qeyb galay R/wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali sharmaarke, Wakiilka QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Ambassador Michel Kitting iyo Madaxweyne yaasha maamulada Puntland iyo Gal-mudug.

Ergeyga QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya iyo Masuliyiinta kale ayaa ka wada hadlay Arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin sida loo Xoojin karo Heshiiska Xabad Joojinta iyo sida Dadka ka Barakacay Magaalada Gaalkacyo dib loogu soo celin lahaa.

- Advertisement -

madaxweynaha Puntland cabdiwali maxamed cali gaas ayaa soo dhaweeyey Ergayga iyo xubnaha lasocday isagoona sheegay in dhanka puntland ay diyaar u yihiin sidii looga shaqeyn laha nabada iyo hormarka.

Halkaan ka dhageyso codka C/weli Gaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts