HomeWararDhageyso:Howlgal Ciidanka Dowlada ay kula waregeen degaanka Miirtaqwo ee Gobolka Sh/dhexe.

Dhageyso:Howlgal Ciidanka Dowlada ay kula waregeen degaanka Miirtaqwo ee Gobolka Sh/dhexe.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamada dowlada Federaalka Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa Amisom ayaa maanta la wareegay gacan ku heynta deegaanka Miirtaqwo oo katirsan degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Gudoomiye kuxigeenka Amniga ee degmada Mahadaay C/dulle Xuseen Max’uud ayaa Dalsan u sheegay in howlgalkaan uu ahaa mid qorsheysan lakin ay Al shabaab kala kulmeen iska caabi n […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dowlada Federaalka Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa Amisom ayaa maanta la wareegay gacan ku heynta deegaanka Miirtaqwo oo katirsan degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Gudoomiye kuxigeenka Amniga ee degmada Mahadaay C/dulle Xuseen Max’uud ayaa Dalsan u sheegay in howlgalkaan uu ahaa mid qorsheysan lakin ay Al shabaab kala kulmeen iska caabi n kooban.

- Advertisement -

Waxa uu intaas kusii daray in ay jiraan ilaa afar Askari oo dhankooda dhaawacyo kasoo gareen waloow uu ka gaabsaday dhanka Al shabaab iyo waxa soo gaaray,Dhinaca kale degaanka ayuu sheegay in uu dagan yahay islamarkaana ay wadaan howlgalo amni xaqiijin ah.

Halkaan ka dhageyso codka Gudoomiye kuxigeenka. 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts