HomeWararDhageyso: Taliska Police-ka Magaalada Baydhabo oo cabasho Amni ka ah Xildhibaanada la...

Dhageyso: Taliska Police-ka Magaalada Baydhabo oo cabasho Amni ka ah Xildhibaanada la doortay.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Taliska Ciidanka Police-ka Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ay dhibaato xoogan oo dhinaca amniga ah ay ku qabaan Xildhibaanada cusub ee dhawaan la doortay ee Koonfur Galbeed kuwaas oo uu sheegay in markii ay ku guleystaan doorashada ay Rasaas dabaal deg ah ridaan ciidamo ay wadaan tasaas oo magaalada oo dhan is qabsata. Korneyl Mahad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Ciidanka Police-ka Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ay dhibaato xoogan oo dhinaca amniga ah ay ku qabaan Xildhibaanada cusub ee dhawaan la doortay ee Koonfur Galbeed kuwaas oo uu sheegay in markii ay ku guleystaan doorashada ay Rasaas dabaal deg ah ridaan ciidamo ay wadaan tasaas oo magaalada oo dhan is qabsata.

Korneyl Mahad C/kariin oo ah  taliyaha Police-ka ayaa sheegay rasaastaas ay sameyn weyn ku yeelato amaanka iyo isu socodka dadka madaama ay ay dadku cabsi badan ka qadaan waxyeelo ka dhan karta rasaasta.

- Advertisement -

Halkaan ka dhegyso Warbixin weriyaheena C/naasir Musharaf

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts