HomeWararDuullimaadkii ugu horreysay ee Shirkadda Air Djibouti oo 25-sanno kadib soo caga-dhigatay...

Duullimaadkii ugu horreysay ee Shirkadda Air Djibouti oo 25-sanno kadib soo caga-dhigatay Garoonka Aadan Cadde.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Barqanimaddii maanta waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde soo caga-dhigatay Duullimaadkii ugu horreeyey ee Diyaarad ay leedahay Shirkadda Air Djibouti. Munaasabad ballaaran ayaana lagu qabtay Garoonka, waxaana ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federalka, Safaaradda Jabuuti iyo marti sharaf kale. Madax ka socotay Shirkadda Air Djibouti ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Barqanimaddii maanta waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde soo caga-dhigatay Duullimaadkii ugu horreeyey ee Diyaarad ay leedahay Shirkadda Air Djibouti.

Munaasabad ballaaran ayaana lagu qabtay Garoonka, waxaana ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federalka, Safaaradda Jabuuti iyo marti sharaf kale.

- Advertisement -

air-djiboutiMadax ka socotay Shirkadda Air Djibouti ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin inay Duullimaadyadda Rakaabka ka bilaabaan magaalladda Muqdisho, waxaana la filayaa inay isbuuciiba dhowr jeer diyaaraddu ka soo degto Garoonka Aadan Cadde.

Rakaabkii ugu horreeyey ee la socday Diyaaradda Air Djibouti ayaa sheegay inay u riyaaqsan yihiin Duullimaadka Air Djibouti, waxayna xuseen inay Air Djibouti ka mid tahay Shirkadaha ugu caansan Qaaradda Afrika, isla markaana xiriir fiican la leh Shirkadaha Diyaaradaha iyo Garoomadda Caalamiga.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts