HomeWararCiiddanka Ammaanka ee Garoonka Aadan Cadde oo muddo kooban xayiray Malaayiin Dollar...

Ciiddanka Ammaanka ee Garoonka Aadan Cadde oo muddo kooban xayiray Malaayiin Dollar oo loo waday Cadaado.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ilo-wareedyo ayaa u xaqiijiyey Dalsan Radio in Ciiddanka Ammaanka ee Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho gacanta ku dhigeen lacag dhan 3 milyan oo Dollar oo la saari lahaa Diyaarad Rakaab oo ku sii jeeday Caasimadda KMG ee Maamulka  Galmudug ee Cadaado. Baaritaan iyo Wada-xaajood dheer kadib, waxay Ciiddanka Ammaanka ee Garoonka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilo-wareedyo ayaa u xaqiijiyey Dalsan Radio in Ciiddanka Ammaanka ee Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho gacanta ku dhigeen lacag dhan 3 milyan oo Dollar oo la saari lahaa Diyaarad Rakaab oo ku sii jeeday Caasimadda KMG ee Maamulka  Galmudug ee Cadaado.

adan-cadde-airportBaaritaan iyo Wada-xaajood dheer kadib, waxay Ciiddanka Ammaanka ee Garoonka fasaxeen lacagtaasi oo ay Shirkadda Xawaaladda ee Dahabshiil milkiyadeeda lahayd.

- Advertisement -

Wararka ayaa sheegayo in Lacagtaasi loo waday Xarunta Dahabshiil ee Cadaado, oo maalmihii la soo dhaafay laga waayey wax lacag caddaan oo Dollar ah., sida ay inoo xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka ku nool Cadaado.

Musharixiin iyo Siyaasiyiin badan oo ku sugan Cadaado ayaa waxay Lacagaha loogu soo xawilo Shirkadaha u adeegsadaan Ololahooda Doorashadda iyo Kharajka Siyaasadda si ay ugu guuleystaan xubnaha Maamulka Galmudug uga mid noqon doona Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts