HomeWararCiiddanka Badda ee Midowga Europe ka jooga Xeebaha Somalia oo Xilliga loo...

Ciiddanka Badda ee Midowga Europe ka jooga Xeebaha Somalia oo Xilliga loo kordhin doono.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah Midowga Europe ayaa la rajeynayaa inay dhowrka isbuuc ee soo socda ku dhawaaqaan in xilliga loo kordhiyey Ciiddanka Badda ee ilaaladda ka haya Xeebaha Geeska Afrika. Xilli-hawleedka Ciiddanka Badda ee Atalanta (EUNavfor) waxa uu ku eg yahay dabayaaqadda sannadkan, iyadoo ay u joogaan Xeebaha Somalia si ay ula dagaalamaan Burcad-baddeeda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah Midowga Europe ayaa la rajeynayaa inay dhowrka isbuuc ee soo socda ku dhawaaqaan in xilliga loo kordhiyey Ciiddanka Badda ee ilaaladda ka haya Xeebaha Geeska Afrika.

Xilli-hawleedka Ciiddanka Badda ee Atalanta (EUNavfor) waxa uu ku eg yahay dabayaaqadda sannadkan, iyadoo ay u joogaan Xeebaha Somalia si ay ula dagaalamaan Burcad-baddeeda ka qowleysata Xeebaha Somalia.

- Advertisement -

Madaxda Midowga Europe ayaa la filayaa inay ugu yaraan 12 bilood ku kordhiyaan Xilli-hawleedka Ciiddankooda ka jooga Xeebaha Somalia.

Hawlgalka EUNavfor waxaa la asaasay bishii December ee sannadkii 2008-dii, kadib, markii ay weeraro Burcad-baddeednimo ka dhaceen Gacan-biyoodka Cadan iyo Badweynta Hindiya.

Bishan November, waxay Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM muddo hal sanno ah ugu kordhiyeen Hawlgalka Ciiddanka Caalamiga ee La-dagaalanka Burcad-baddeeda ku sugan Badda Somalia.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Maraakiib Dagaal oo laga leeyahay dalal ay ka mid yihiin Raashiya, Shiinaha, Japan, Australia iyo Koonfurta Kuurya ayaa iyagana qeyb ka ah Dadaalka Caalamiga ee lagula dagaalamayo Burcad-baddeeda ka qowleysata Badda Somalia.

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts