HomeWararSiyaasiyiinta iyo Salaadiinta Beelaha deggan Somaliland oo ka qeyb geli doona Doorashdda...

Siyaasiyiinta iyo Salaadiinta Beelaha deggan Somaliland oo ka qeyb geli doona Doorashdda Dadban.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Qaar ka mid ah Siyasiyiinta, Sladiinta iyo Waxgaradka Beelaha degga Somaliland ayaa maanta Shir Jaraa’id ku qabtay magalladda Muqdisho oo ay ku shaaciyeen inay ka qeyb geli doonaan Doorashadda Dadaban ee dalka. Waxay sheegeen inay tixgelinayaan Heshiiskii Madasha Wada-tashiga Qaranka ku yeesheen magaalladda Kismaayo ee looga hadlay Marxalladda Kala-guurka ee Somalia. Waxay kaloo ugu baaqeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaar ka mid ah Siyasiyiinta, Sladiinta iyo Waxgaradka Beelaha degga Somaliland ayaa maanta Shir Jaraa’id ku qabtay magalladda Muqdisho oo ay ku shaaciyeen inay ka qeyb geli doonaan Doorashadda Dadaban ee dalka.

Waxay sheegeen inay tixgelinayaan Heshiiskii Madasha Wada-tashiga Qaranka ku yeesheen magaalladda Kismaayo ee looga hadlay Marxalladda Kala-guurka ee Somalia.

- Advertisement -

Waxay kaloo ugu baaqeen Guddiga Doorashooyinka inay dedejiyaan doorashada labada aqal ee ka imaanaya Gobolada Waqooyi.

Siyaasiyiin miisaan culus ku leh Siyaasadda Somalia ayaana ka qeyb galayo Doorashadda xubnaha Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose ee Barlamanka soo socda, waxayna Cod-bixintaasi ka dhici doonto Xarunta Gaadiidka Boliska ee Degmadda C/casiis ee magaalladda Muqdisho.

HALKAN KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA:-

- Advertisement -

ergadd-somaliland

 

.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts