HomeWarar(LA-YAABKA): Madaxweyne Obama oo noqon doona Dareewal Taksi.

(LA-YAABKA): Madaxweyne Obama oo noqon doona Dareewal Taksi.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Madaxweynaha 44-aad ee dalka Maraykanka ee xilka ka sii degayo, Barack Hussien Obama ayaa ka hadlay Hawsha uu ku xoogsan doono, marka uu nolosha Aqalka Cad ka soo daadego bisha Janaayo 20-da ee sannadka soo socda. Obama oo Wareysi lala yeeshay muddo haatan laga joogo wax ka yar hal sanno ayaa sheegay inuu ku naalloonayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha 44-aad ee dalka Maraykanka ee xilka ka sii degayo, Barack Hussien Obama ayaa ka hadlay Hawsha uu ku xoogsan doono, marka uu nolosha Aqalka Cad ka soo daadego bisha Janaayo 20-da ee sannadka soo socda.

Obama oo Wareysi lala yeeshay muddo haatan laga joogo wax ka yar hal sanno ayaa sheegay inuu ku naalloonayo inuu ka mid ah Dareewaladda Shirkadda Taksiyadda ee Uber Taxi.

- Advertisement -

Weriye ka tirsan Telefishinka CBS News ayaa weydiiyey: “Adoo ah Madaxweynihii   44-aad ma waxaan awoodi doonaan inaan kuu yeerno, si aad Taksigaaga nooga soo qaado Shaqada si aad noo geyso Guryaheenna”.

Madaxweyne Obama waxa uu ku jawaabay inuu marka hore seexan doono muddo 2 isbuuc marka uu Xilka Madaxweynaha ka dego.

Waxa uu intaasi ku daray inuu ku shaqeyn doono Fursad shaqo oo soo marta Dhallinyarada, oo aan dadka waa weyn helin.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay inuu ku qanacsan yahay inuu noqo Dareewal u shaqeeya Shirkadda Taksiyadda ee Uber Taxii.

uber-taxi-2

WQ. Ahmed Hagi Ugaaska

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts