HomeWararMusharax Faarax Sheekh C/qaadir oo gaaray Jowhar, rajana ka leh xubinnimadda Aqalka...

Musharax Faarax Sheekh C/qaadir oo gaaray Jowhar, rajana ka leh xubinnimadda Aqalka Hoose.

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo ka tirsanaa Barlamaanka Federalka ee uu xilligiisu dhamaaday ayaa maanta gaaray Jowhar, si uu uga mid noqdo Musharixiinta xubnaha HirShabelle ee u tartamayo Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda. Musharaxaasi oo mar jaal dhaw la ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuusan jirin Musharax kale oo kula loolami […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo ka tirsanaa Barlamaanka Federalka ee uu xilligiisu dhamaaday ayaa maanta gaaray Jowhar, si uu uga mid noqdo Musharixiinta xubnaha HirShabelle ee u tartamayo Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda.

Musharaxaasi oo mar jaal dhaw la ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuusan jirin Musharax kale oo kula loolami kara xubinta Beesha Shiikhaal ee ay ka heshay xubnaha Hirshabelle ee Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda.

- Advertisement -

Wararka aynu ka helayno Jowhar ayaa sheegayo in Musharax Faarax Sh. C/qaadir si fudud ku hanan doonto Kursiga uu u tartamayo, maadaama uusan la loolami doonin Musharax miisaan culus ku leh Siyaasadda dalka.

Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo  xilka Wasiirka Caddaaladda ka soo qabtay Xukuumadda Federalka ayaa waxaa la rumeysan yahay inuu yahay Saaxiibka jaal dhaw la ah Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay muddo Siyaasadeed caqabado lahaa isla soo jibaaxeen.

©Radio Dalsan 

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts