HomeWararWasiir ka tirsan Galmudug oo rasaaseeyey goobta Doorashadda ee Cadaado oo la...

Wasiir ka tirsan Galmudug oo rasaaseeyey goobta Doorashadda ee Cadaado oo la xiray

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Wararka naga soo gaarayo magaalladda Cadaado ayaa sheegayo inay Ciiddanka Ammaanka xabsiga dhigeen Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta ee Maamulkaasi, Maxamed Maxamuud Guure IYO  labo ka mid ah Ilaaladiisa, kuwaasi oo la sheegay inay rasaas ku fureen goobta Doorashadda. Ma cadda sababaha rasmiga ee uu Wasiirkaasi u soo weeraray Xarunta Doorashadda ee magaalladda Cadaado, inkasta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaarayo magaalladda Cadaado ayaa sheegayo inay Ciiddanka Ammaanka xabsiga dhigeen Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta ee Maamulkaasi, Maxamed Maxamuud Guure IYO  labo ka mid ah Ilaaladiisa, kuwaasi oo la sheegay inay rasaas ku fureen goobta Doorashadda.

Ma cadda sababaha rasmiga ee uu Wasiirkaasi u soo weeraray Xarunta Doorashadda ee magaalladda Cadaado, inkasta oo ay wararka qaarkood sheegayaan inuu khilaaf kl dhexeeyey  mid ka mid Ergooyinka Beeshiisa.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Wasiirka la xiray ayaa la sheegay inuu yahay Musharax xubinta Aqalka Hoose ee Barlamaanka kula tartami lahaa Musharax Mustaf Dhuxulow.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts