HomeWararFaafaafin: Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Soomaaliya oo war soo saaray

Faafaafin: Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Soomaaliya oo war soo saaray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

GUDDIGA MADAXA BANAAN EE XALLINTA KHILAAFAADKA DOORASHOOYINKA DADBAN (GMXKHDD) ayaa soo saaray go’aamo ay ka mid tahay: ……. 4. GMXKHDD waxa uu walaac ka muujinayaa xogta sheegeysa in Musharixiin qaarkood ay ergada doorasho ay si toos ah u maamushaan oo ay masuul ka noqdeen dejintooda iyo bixinta tas-hiilaadkooda degaan, sidaa awgeed ay is hor taageen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

GUDDIGA MADAXA BANAAN EE XALLINTA KHILAAFAADKA DOORASHOOYINKA DADBAN (GMXKHDD) ayaa soo saaray go’aamo ay ka mid tahay: …….
4. GMXKHDD waxa uu walaac ka muujinayaa xogta sheegeysa in Musharixiin qaarkood ay ergada doorasho ay si toos ah u maamushaan oo ay masuul ka noqdeen dejintooda iyo bixinta tas-hiilaadkooda degaan, sidaa awgeed ay is hor taageen in musharixiinta la tartameysa aysan helin fursad ay kula kulmaan ergada doorsho si ay ugu bandhigaan barnaamijkooda wax qabad.
5. Arrinta kor ku xusan waa musuq maasuq heerkii ugu sareeyey, dacwadaha la xiriirana waxaa laga gaarayaa go’aan noqon kara in dib loogu tartamo kursigaas, isla markaana musharrixii la soo eedeeyayna laga reebaayo tartanka.

Guddigu waxa uu ka dalbanayaa guddiyada doorashooyin ee Heer Federaal iyo Heer Dowlad Gobaleed inay ku dadaalaan sidii loo xaqiijin lahaa in doorashooyinku u dhacaan si hufnaan iyo daah furnaan ku jirto.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddigu waxuu ku boorinayaa dhamaan Guddiyadan inay maanka ku hayaa waajibnimada dastuuriga ah ee ilaalinta xuquuqda mursharraxa codbixyaasha iyo guud ahaan muwaadiniinta soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan.

Guudiiga MXKHDD waxuu u xaqiijinayaa umadda soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan intii cabashoododu soo gaartay in la xalinayo iyadoo la marinayo hannaanka iyo habraacyada xallinta khilaafdka ee guddigan uu ku dhisan yahay, waxaana la xaqiijin doonaa inaan gaarno go’aan cadaaladeed.

13 November 2016 DHAMAAD

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts