HomeWararGudoomiyaha dhaqanka beesha Waceysle ee u matalaya 135 odey oo qoraal ku...

Gudoomiyaha dhaqanka beesha Waceysle ee u matalaya 135 odey oo qoraal ku cadeeyey qoondada haweenka ee beesha

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Suldaan Maxamed Cabdi Shiddo oo ka mid ah 135-ta Oday, ahna Guddoonka Guddiga sare ee dhaqnaka Beesha Waceysle ayaa ka hor-yimid qorshe laga wado Madaxtooyada Soomaaliya iyo tan Galmudug, kaasoo ku aadan in qoondada haweenka ee kuraasta aqalka Hoose loo weeciyo beel aan aheyn beel markii hore lagu heshiiyay. Warqad uu soo saaray Suldaanka ayuu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Suldaan Maxamed Cabdi Shiddo oo ka mid ah 135-ta Oday, ahna Guddoonka Guddiga sare ee dhaqnaka Beesha Waceysle ayaa ka hor-yimid qorshe laga wado Madaxtooyada Soomaaliya iyo tan Galmudug, kaasoo ku aadan in qoondada haweenka ee kuraasta aqalka Hoose loo weeciyo beel aan aheyn beel markii hore lagu heshiiyay.

Warqad uu soo saaray Suldaanka ayuu kaga hadlay saddex kursi ee Waceysle ka heshay aqalka Hoose ay tahay in mid ka mid ah Haween la siiyo, gaar ahaan Jufada Cali Gaaf.

- Advertisement -

 

Halkan Hosoe ka Akhriso warqada uu soo saaray Suldaan Maxamed Cabdi Shiddo:-

Microsoft Word - Cadeyn Qoondada Haweenka ee Kuraasta Golaha Shacabka ee Beelaha Wacaeysle..doc
Microsoft Word – Cadeyn Qoondada Haweenka ee Kuraasta Golaha Shacabka ee Beelaha Wacaeysle..doc

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts