HomeWararCiidamadda Kenya oo Xiray Seddex Haween oo Doonayay Ku Biirista Al Shabab

Ciidamadda Kenya oo Xiray Seddex Haween oo Doonayay Ku Biirista Al Shabab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamadda Dowladda Kenya ayaa shaaciyay iney Gacanta ku dhigeen Seddex Haween oo doonayay iney u soo gudbaan Soomaaliya si ay ugu biiraan Xarakadda Al Shabab. Gabdhan Laba kamid ah waxa ay ka soo jeedaan Dalka Kenya waxaana lagu qiyaasay 21-22 sano jir oo Magacyadooda lagu sheegay Maryam Said Aboud iyo Khadija Abubakar Cabdulqadir iyo Haweeneyda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamadda Dowladda Kenya ayaa shaaciyay iney Gacanta ku dhigeen Seddex Haween oo doonayay iney u soo gudbaan Soomaaliya si ay ugu biiraan Xarakadda Al Shabab.

Gabdhan Laba kamid ah waxa ay ka soo jeedaan Dalka Kenya waxaana lagu qiyaasay 21-22 sano jir oo Magacyadooda lagu sheegay Maryam Said Aboud iyo Khadija Abubakar Cabdulqadir iyo Haweeneyda kale oo iyadana ka soo jeeda Dalka Zazibar oo Lagu Magacaabo Ummul-Khayr Sadir Abdull.

- Advertisement -

Waxa lagu qabtay Magaaladda Ceelwaaq ee ku taalla Xadka Dalalka Soomaaliya iyo Kenya Maanta ayaana laga yaabaa iney Maxkamad ka soo muuqdaan.

Ma Cadda ilaa iyo imminka in Gabdhahan ay doonayeen Ku Biirista Al Shabab iyo In kale,dhawaan Sidan oo kale ayaa lagu qabtay Gobolka Jubadda Hoose muwaadiniin u dhashay Dalka Kenya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts