HomeWararWariye Maxamed Bashiir Xaashi oo Maanta Markale Ka Soo Muuqanaya Maxkamad

Wariye Maxamed Bashiir Xaashi oo Maanta Markale Ka Soo Muuqanaya Maxkamad

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Waiye Maxamed Bashiir Xaashi oo ah Tifaftiraha Idaacadda Shabeele ayaa Maanta markale ka soo muuqanaya Maxkamadda Gobolka Banadir. Wariyaha ayaa dhawaan lagu sii daayay Damiin kadib muddo 7 bilood oo uu ku xirnaa Magaaladda Muqdisho. Wariyaha waxa loo heystaa Eedeymo la xiriira Dhinaca Amniga Balse Isaga iyo qareenadda u doodaya Waa ay beeniyeen Eedeymaha loo […]

- Advertisement -

Waiye Maxamed Bashiir Xaashi oo ah Tifaftiraha Idaacadda Shabeele ayaa Maanta markale ka soo muuqanaya Maxkamadda Gobolka Banadir.

Wariyaha ayaa dhawaan lagu sii daayay Damiin kadib muddo 7 bilood oo uu ku xirnaa Magaaladda Muqdisho.

- Advertisement -

Wariyaha waxa loo heystaa Eedeymo la xiriira Dhinaca Amniga Balse Isaga iyo qareenadda u doodaya Waa ay beeniyeen Eedeymaha loo jeediyay Tifaftiraha Radio Shabeelle.

Latest stories