HomeWararMaxkamad ku taalla Shiinaha oo xukuntay Nin Muslim oo gar weyn...

Maxkamad ku taalla Shiinaha oo xukuntay Nin Muslim oo gar weyn lahaa

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Maxkamadda Degmadda Kashgar ee dalka Shiinaha ayaa xukun ku riday Nin Muslim ah oo ka soo jeeda Muslimiinta laga tirada badan yahat ee ku nool Shiinaha ayaa lagu soo oogay inuu lahaa gar weyn.

Wargeyska The China Youth Daily ayaa qoray in Ninkaasi oo 38-jir ah uu dhegaha ka fureystay amar ay Maamulayaasha Gobalka Jinjiyaang sannadkii hore mamnuuceen inay ragga Muslimiinta gar weyn yeeshaan.

Xaaska u dhaxda  Ninkaasi ayaa iyadana lagu xukumay 2 sanno, kadib, markii ay Dacwad-oogayaasga ku soo oogeen inay xirato  Indha-shareerka.

Muslimiinta laga tiro badan yahay ee ku nool qeybo ka mid ah dalka Shiinaha ee shuuciga ah waxay la kulmaan cadaadis iyo in laga xakameeyo Dhaqanka Islaamka.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories