HomeWararSomaliland oo U Ogolaatay Isbaheysiga Sacuudiga Iney Isticmaalan Garoonka Berbera

Somaliland oo U Ogolaatay Isbaheysiga Sacuudiga Iney Isticmaalan Garoonka Berbera

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka Somaliland ayaa u ogolaatay Dowladda Sudan oo qeyb ka ah Howlgalka ay hogaamineyso Boqortooyadda Sacuudiga iney adeegsadan Garoonka Diyaaradaha Magaaladda Berbera si ay ugala Dagaalamaan Kooxda Xuutiyiinta. Go’aankan ayaa yimid kadib kulan Waqti badan qaatay oo dhexmaray masuuliyiinta Somaliland iyo Xubno ka socday Dowladda Sudan. Madaxweyne Siilaanyo ayaa hore u taageeray Go’aanka lagu aas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Somaliland ayaa u ogolaatay Dowladda Sudan oo qeyb ka ah Howlgalka ay hogaamineyso Boqortooyadda Sacuudiga iney adeegsadan Garoonka Diyaaradaha Magaaladda Berbera si ay ugala Dagaalamaan Kooxda Xuutiyiinta.

Go’aankan ayaa yimid kadib kulan Waqti badan qaatay oo dhexmaray masuuliyiinta Somaliland iyo Xubno ka socday Dowladda Sudan.

- Advertisement -

Madaxweyne Siilaanyo ayaa hore u taageeray Go’aanka lagu aas aasay Isbaheysiga dagaalka kula jira Kooxda Xuutiyiinta Dalka Yemen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts