HomeWararMaraykanka oo cambaareeyey falkii lagu dilay Weriye C/casiis Maxamed Cali Xaaji.

Maraykanka oo cambaareeyey falkii lagu dilay Weriye C/casiis Maxamed Cali Xaaji.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ayaa soo saartay War-qoraal oo ay si xooggan ugu cambaareeyeen dilkii loo geystay Weriye C/casiis Maxamed Cali “Xaaji” oo bishan September 27-dii  lagu dilay Xaafadda Towfiiq ee Degmadda Yaaqshiid ee magaalladda Muqdisho. Marykanka waxay Qoyska Weriyahaasi iyo Suxufiyiinta Soomaalida uga  tacsideeyeen geerida Weriyahaasi oo ka mid ahaa Weriyayaasha ka hawl-gala magaalladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ayaa soo saartay War-qoraal oo ay si xooggan ugu cambaareeyeen dilkii loo geystay Weriye C/casiis Maxamed Cali “Xaaji” oo bishan September 27-dii  lagu dilay Xaafadda Towfiiq ee Degmadda Yaaqshiid ee magaalladda Muqdisho.

Marykanka waxay Qoyska Weriyahaasi iyo Suxufiyiinta Soomaalida uga  tacsideeyeen geerida Weriyahaasi oo ka mid ahaa Weriyayaasha ka hawl-gala magaalladda Muqdisho.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Maraykanka waxay ugu baaqeen  Dowladda Federalka  inay baaritaan hufan oo degdeg ah ku sameeyaan dadkii ka dambeeyey dilka Weriyahaasi, lan joojiyo Dhaqanka lagu dilayo Suxufiyiinta iyo dadka kale ee muhiimka.

Qoraalka ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka waxaa lagu bogaadiyey Geesinimadda suxufuiyiinta Soomaalida, kuwaasi oo maalin kasta halgan  ugu jira sidii ay u difaaci lahaayeen Xorriyatul-qoolka

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts