HomeWararXukun lagu riday Muwaadin Somali haysta Dhalashadda New Zealand oo ku biiri...

Xukun lagu riday Muwaadin Somali haysta Dhalashadda New Zealand oo ku biiri lahaa Daacish.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Garsoore ka tirsan Maxkamadda Sare ee dalka Australia ayaa xukun ku riday Muwaadinkaasi oo lagu magacaabo Amiin Maxamed, kaasi oo lagu soo oogay inuu ku biiri lahaa Kooxda Daacish ee ka dagaalanta dalalka Syria iyo Iraq. Eedeysanaha ayaa la sheegay inay Boliska Federalka Australia qabteen sannadkii 2013-kii  isagoo ka dhoofi lahaa Garoonka magaalladda Brisbane, kuna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Garsoore ka tirsan Maxkamadda Sare ee dalka Australia ayaa xukun ku riday Muwaadinkaasi oo lagu magacaabo Amiin Maxamed, kaasi oo lagu soo oogay inuu ku biiri lahaa Kooxda Daacish ee ka dagaalanta dalalka Syria iyo Iraq.

Eedeysanaha ayaa la sheegay inay Boliska Federalka Australia qabteen sannadkii 2013-kii  isagoo ka dhoofi lahaa Garoonka magaalladda Brisbane, kuna sii jeeday dalka Syria.

- Advertisement -

Garsoore Lex Lasry ayaa shaki ka muujiyey  inuu Eedeysanaha doonayey inuu gaaro Aagga Hore ee dagaalka, inkastoo uusan Eedeysanaha si cad u sheegin ujeedda uu ugu safri lahaa Syria iyo waxa uu ka qaban lahaa.

Garsooraha ka tirsan Maxkamadda Sare ee Australia waxa uu Amiin Maxamed oo 23-jir ah ku riday Xukun Adag oo kala ah Xabsi 5 sanno iyo Bar oo aan Cafis Lahayn oo ay u dheer tahay Xabsi 3 sanno iyo bar.

Waxaa kaloo lagu xukumay in laga masaafurin doono Australia marka uu dhamaysto Xabsigiisa.

- Advertisement -

Maxkamadda waxaa la keenay cod markhaati ah oo laga duubay Eedeysanaha oo la hadlayo Nin lagu magacaabo Xamsa Al-qudus oo deggan magaalladda Sydney, kaasi oo tashkiiliya dadka ku biiriya Kooxda Daacish.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts