HomeWararRaashiya oo ku gacan sayrtay Maraykanka oo ku baaqay Xabbad-joojin laga hirgeliyo...

Raashiya oo ku gacan sayrtay Maraykanka oo ku baaqay Xabbad-joojin laga hirgeliyo Syria.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dowladda Raashiya ayaa sheegtay inaan la oggolaan codsiga Maraykanka ku baaqay in Syria laga hirgeliyo xabbad-joojin socon doonta muudo 7 maalmood. Hadalkaasi ayaa soo baxay, kadib, markii uu Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka shalay Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Raashiya, kana wada hadleen Xaalladda Syria. Maraykanka ayaa ku hanjabay inay joojin doonaan Iskaashiya ay Raashiya kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Raashiya ayaa sheegtay inaan la oggolaan codsiga Maraykanka ku baaqay in Syria laga hirgeliyo xabbad-joojin socon doonta muudo 7 maalmood.

Hadalkaasi ayaa soo baxay, kadib, markii uu Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka shalay Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Raashiya, kana wada hadleen Xaalladda Syria.

- Advertisement -

Maraykanka ayaa ku hanjabay inay joojin doonaan Iskaashiya ay Raashiya kala lahaayeen Xiisadda Syria.

Diyaaradaha Dagaalka ee Raashiya iyo Syria ayaa waxay sii wadaan Duqeyn ay ku hayaan Deegaanadda ay Kooxaha Hubeysan ka joogaan Bariga magaalladda Aleppo, iyadoo shalay la duqeeyey 2 Isbitaal oo ku yaalla magaalladda Aleppo.

In ka badan 400 oo qof ayaa lagu dilay, iyadoo 1,700 kalena lagu dhaawacay duqeynta ay Diyaaradaasi ka geysteen Aleepo tan iyo isbuucii hore.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts