- Advertisement -
- Advertisement -
Ugu yaraan shan ruux ayaa ku geeryootay, halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen Qarax gaari xamuul loo adeegsaday oo maanta lagu weeraray Hotel SYL ee Magaladda Mogadishu.
Dadka dhaawacmay waxaa ku jira wariyayaal.
- Advertisement -
Al-Shabab ayaa sheegtay masuuliyada weerarka
Halkaan ka daawo SawiradaÂ
- Advertisement -











