HomeWararFaafaahin: 10 qof ayaa ku geeryotay 50 kalena wey ku dhaacacmeen Qaraxii...

Faafaahin: 10 qof ayaa ku geeryotay 50 kalena wey ku dhaacacmeen Qaraxii Hotel SYL

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Saraakiil ciidan ayaa sheegay in ugu yaraan 10 ay ku geeryoodeen halkan 50 kalena ay ku dhaawacmeen Qarax weyn oo maanta ka dhacay meel aan ka fogeyn Hotel SYL ee magaaladda Mogadishu. AlShabab ayaa sheegtay masuuliyada weerarka, waxaana dadkii ku dhaawacmay ay isugu jireen, masuuliyiin dowladda ka tirsan, wariyayaal, iyo dad kale. Wixii kusoo kordha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiil ciidan ayaa sheegay in ugu yaraan 10 ay ku geeryoodeen halkan 50 kalena ay ku dhaawacmeen Qarax weyn oo maanta ka dhacay meel aan ka fogeyn Hotel SYL ee magaaladda Mogadishu.

AlShabab ayaa sheegtay masuuliyada weerarka, waxaana dadkii ku dhaawacmay ay isugu jireen, masuuliyiin dowladda ka tirsan, wariyayaal, iyo dad kale.

- Advertisement -

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco

03 02 06 07 08 1 syl

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts