HomeWararXarakadda Alshabaab oo Askar Kenyan ah ku dishay dhulka fog ee W/bari...

Xarakadda Alshabaab oo Askar Kenyan ah ku dishay dhulka fog ee W/bari Kenya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dagaalyahano lala xiriirinayo Alshabaab ayaa la sheegay inay gubeen gaari ay la socdeen  Askar ka tirsan Boliska Kenya, kuwaasi oo gelbinayey Bas marayey meel ku dhow xuduudka Degmadda Ceelwaaq. Alshabaab ayaa la sheegay inay Gantaalka Baasuukaha ee garabka laga rido ku dhufteen gaarigii ay la socdeen Boliska Kenya, iyadoo ay ku wada geeriyoodeen 5-tii Askari […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalyahano lala xiriirinayo Alshabaab ayaa la sheegay inay gubeen gaari ay la socdeen  Askar ka tirsan Boliska Kenya, kuwaasi oo gelbinayey Bas marayey meel ku dhow xuduudka Degmadda Ceelwaaq.

Alshabaab ayaa la sheegay inay Gantaalka Baasuukaha ee garabka laga rido ku dhufteen gaarigii ay la socdeen Boliska Kenya, iyadoo ay ku wada geeriyoodeen 5-tii Askari ee la socotay gaariga.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobalka Mandhera, Ali Roba ayaa cambaareeyey weerarka Alshabaab ku dileen Askarta.

Dhinaca kale, Taliyaha Boliska Kenya, ayaa qiray inay Alshabaab bedeleen Xeeladii ay ku hawl-geli jireen, isagoo tilmaamay inay si isku mid ah u beegsadaan Boliska iyo dadka rayidka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts