HomeWararMuhaajiriin ay ku jireen dad Somali ah, kuna sii jeeday Talyaaniga oo...

Muhaajiriin ay ku jireen dad Somali ah, kuna sii jeeday Talyaaniga oo lagu qabtay Masar

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Tahriibayaal tiradoodu dhasn tahay 143 qof oo u kala dhashay Somalia, Masar, Ethiopia, Eritrea, Suan, Syria, Yemen iyo Falastiin ayaa lagu qabtay Xeebaha dalka Masar, xilli ay doonidii watay ku sii jeeday Xeebaha dalka Talyaaniga. Afhayeenka Ciiddamadda dalka Masar, Kolonel Maxamed Samiir ayaa sheegay inay Tahriibayaashaasi lagu qabtay, xilli ay doonidooda maraysay Badda Mediterranean-ka. Tahriibayaashaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Tahriibayaal tiradoodu dhasn tahay 143 qof oo u kala dhashay Somalia, Masar, Ethiopia, Eritrea, Suan, Syria, Yemen iyo Falastiin ayaa lagu qabtay Xeebaha dalka Masar, xilli ay doonidii watay ku sii jeeday Xeebaha dalka Talyaaniga.

Afhayeenka Ciiddamadda dalka Masar, Kolonel Maxamed Samiir ayaa sheegay inay Tahriibayaashaasi lagu qabtay, xilli ay doonidooda maraysay Badda Mediterranean-ka.

- Advertisement -

Tahriibayaashaasi oo la socday labo dooni oo nooca Kallumeysiga ayaa la sheegay in la qabtay wax ka yar kadib, markii ay ka shiraacdeen Xeebta magaalladda dooni ka raaceen Xeebta magaalladda Aleskandariya,

Dhinaca kale, Ciiddanka Badda ee dalka Masar waxay kaloo qabteen dooni 3aad oo ay la socdeen 179 Tahriibayaal  Afrikaan ah oo ka soo kala jeeda dalalka Eritrea, Gaana, Gini iyo Komoroos.

Tahriibayaasha lagu qabtay Xeebaha Masar ayaa la sheegay in loo fidiyey Gurmad Caafimaad, ka hor inta aan loo gudbinin Xabsiga Dhexe ee magaalladda Aleskandariya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts