HomeWararGuddi Xaqiiqo-raadin oo ka socday Midowga Afrika oo u yimid Muqdisho si...

Guddi Xaqiiqo-raadin oo ka socday Midowga Afrika oo u yimid Muqdisho si ay u eegaan  Hawlaha Doorashadda .

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddigaasi oo ka kooban 4 qof ayaa la sheegay inay saqdii dhexe ee xalay soo gaareen magaalladda Muqdisho, iyagoo Kulamo la qaatay Madax ka tirsan Dowladda Federalka, Hawlgalka AMISOM iyo Xafiiska QM ee Taageerida Somalia. War-saxaafadeed ka soo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay inay Guddigaasi qiimeyn doonaan qaabka loogu diyaar garoobayo Doorashooyinka Madaxweynaha iyo tan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddigaasi oo ka kooban 4 qof ayaa la sheegay inay saqdii dhexe ee xalay soo gaareen magaalladda Muqdisho, iyagoo Kulamo la qaatay Madax ka tirsan Dowladda Federalka, Hawlgalka AMISOM iyo Xafiiska QM ee Taageerida Somalia.

War-saxaafadeed ka soo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay inay Guddigaasi qiimeyn doonaan qaabka loogu diyaar garoobayo Doorashooyinka Madaxweynaha iyo tan Barlamaanka oo la qaban doona bilaha August iyo September ee sannadkan.

- Advertisement -

Qoraalka waxaa kaloo lagu xusay inay Guddiga qorsheynayaan sidii Kormeerayaal ka socda Ururka Midowga Afrika goobjoog uga noqon lahaa Doorashooyinka ka dhacayo Somalia.

Dhinaca kale, Madaxa Ergadda Xaqiiqo-raadinta ee ka socda Ururka Midowga Afrika, Olabisi Dare waxa uu xusay inuu Safarkooda ku salaysan yahay sidii ay Dib-u-eegis ugu samayn lahaayeen Heerka Diyaar-garowga Doorashadaasi.

Olabisi Dare waxa kaloo uu tilmaamay inay doonayaan inay eegeen baahida jirta, si loo ogaado qaabka loo taageeri karo Hawlaha loogu diyaar garoobayo Doorashooyinka soo socda.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts