HomeWararMalala Yousafzai oo u ololeysa Waxbarashadda Gabdhaha  oo booqasho ku joogta Xeradda...

Malala Yousafzai oo u ololeysa Waxbarashadda Gabdhaha  oo booqasho ku joogta Xeradda Dhadhaab.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Malala oo ah U-Ololeyso u dhalatay dalka Pakistan, isla markaana ku guuleysatay Abaalmarinta Caalamiga ee Nobelka  ayaa ku sugan dalka Kenya, si ay Indhaha  Beesha Caalamka ugu soo jeediso dhibaatooyinka haysta Qaxootiga Soomaalida ku nool Xeradda Dhadhaab ee W/bari ee Kenya. Malala Yousafzai waxay kaloo doonaysaa inay walaac xooggan ka muujiso Qorshaha Dowladda Kenya ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Malala oo ah U-Ololeyso u dhalatay dalka Pakistan, isla markaana ku guuleysatay Abaalmarinta Caalamiga ee Nobelka  ayaa ku sugan dalka Kenya, si ay Indhaha  Beesha Caalamka ugu soo jeediso dhibaatooyinka haysta Qaxootiga Soomaalida ku nool Xeradda Dhadhaab ee W/bari ee Kenya.

Malala Yousafzai waxay kaloo doonaysaa inay walaac xooggan ka muujiso Qorshaha Dowladda Kenya ee lagu xiray Xerada Dhadhaab oo ah Xeradda Qaxootiga ugu ballaaran Caalamka.

- Advertisement -

Afhayeenka Malala oo lagu magacaabo Taylor Role ayaa shedegay inay Malala xiriir dhinaca Skype kula xiriiri jirtey Koox gabdho ah oo ku sugan Xeradda Dhadhaab, isla markaana ay iska wareysan jireen xaalladaha ay ku sugan yihiin Gabdhaha Soomaalida ee ku nool Xeradda Dhadhaab oo Hoy u ah in ka badan 300,000 oo Qaxooti u badan dad Soomaali ah.

Dhinaca kale, Malala Yousafzai  waa gabar 19-jir ah oo u ololeyn jirtey sidii ay gabdhaha Reer Pakistan wax u baran lahaayeen, inkastoo  ay dhaawaceen  Maleeshiyadda Ururka Daalibaan ee ka dagaalama dalalka Pakistan iyo Afganistan,

Malala3 Malala 1Malala2

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts