HomeWararGudoomiyaha Baarlamaanka oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timid Dhigiisa Dalka Jabuuti

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timid Dhigiisa Dalka Jabuuti

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ku simaha madaxweynaha ahna gudoomiyaha baarlamanka federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa dowladda iyo shacabka Jabuuti uga tacsiyeeyay geeridii ku timid gudoomiyihii baarlamanka dalkaasi. Jawaari ayaa u rajeeyay gudoomiyihii baarlamanka dalkaasi ee xalay geeriyooday in Jannadii Fardowsa Alle ka waraabiyo, dowladda iyo shacabka reer Jabuutina uu samir iyo Iimaan Alle ku siiyo. “ Waxaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku simaha madaxweynaha ahna gudoomiyaha baarlamanka federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa dowladda iyo shacabka Jabuuti uga tacsiyeeyay geeridii ku timid gudoomiyihii baarlamanka dalkaasi.

Jawaari ayaa u rajeeyay gudoomiyihii baarlamanka dalkaasi ee xalay geeriyooday in Jannadii Fardowsa Alle ka waraabiyo, dowladda iyo shacabka reer Jabuutina uu samir iyo Iimaan Alle ku siiyo.

- Advertisement -

“ Waxaan aad u xasuustaa in uu ahaa gudoomiyihii ugu horeeyay ee baarlamanka noogu yimaada markii aan bilownay kalfadhigeeni koobaad, khudbadii meesha uu ka jeediyay aadbaan u xasuustaa gabdhaha xildhibaanada ah ee safka hore fadhiyay wey ilmeeyeen ereyada uu jeediyay iyo qiimaha Jabuuti ay ugu fadhido dalka kan inuu hagaago, waxaana ereyadiisii ka mid ahaa Jabuuti Ereteriya sooma haweeysateen haddii ay jamhuuuriyada Soomaaliya dhisantahay” ayuu yiri Jawaari.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts