HomeWararMadaxweynaha Puntland oo Tacsi U diray Madaxda iyo Shacabka Jabuuti+Warsaxafadeed

Madaxweynaha Puntland oo Tacsi U diray Madaxda iyo Shacabka Jabuuti+Warsaxafadeed

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dawladda goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Dawladda Jabuuti, Shacabkeeda iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geerida ku timid Allaha unaxariiste Gudoomiyihii Baarlamaanka Dalka Jabuuti Idiris Arnaoud Cali. Madaxweynaha ayaa sheegay in Dawladda Jabuuti iyo shacabkeedaba uu la qeybsanayo murugada, waxana uu Alle uga baryey marxuumka in janadiisa Fardowsa uu ka waraabiyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dawladda goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Dawladda Jabuuti, Shacabkeeda iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geerida ku timid Allaha unaxariiste Gudoomiyihii Baarlamaanka Dalka Jabuuti Idiris Arnaoud Cali.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Dawladda Jabuuti iyo shacabkeedaba uu la qeybsanayo murugada, waxana uu Alle uga baryey marxuumka in janadiisa Fardowsa uu ka waraabiyo qabrigana u waasiciyo.

- Advertisement -

‘Allaha u naxariisto marxuumka, samir iyo iimaan buuxana alle haka siiyo qoyskii, asxaabtii iyo weliba shacabka Soomaaliyeed ”Ayuu yiri Madaxweyne Dr.Cabdiweli Gaas.

Dhinaca kale Madaxweynaha Dawladda goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in maamulka Puntland uu aaska qaran uga qeyb gelayo wefti balaaran oo uu hogaaminayo gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts