HomeWararHogaamiye ka tirsan Al Shabaab oo la dilay

Hogaamiye ka tirsan Al Shabaab oo la dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wakaaladda Wararka Dalka Shiinaha ee Xinhua ayaa sheegtay in Hogaamiye Sare oo ka tirsanaa Al Shabab in lagu toogtay Magaaladda Buurdhuubo ee Xadka Dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Hogaamiyaha La Toogtay waxa Magaciisa lagu sheegay Axmed Ismaaciil Cali. Waxa Gacanta ku dhigay Axmed Ismaaciil Toddobadkii hore Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan Buurdhuubo. Waxa lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakaaladda Wararka Dalka Shiinaha ee Xinhua ayaa sheegtay in Hogaamiye Sare oo ka tirsanaa Al Shabab in lagu toogtay Magaaladda Buurdhuubo ee Xadka Dalalka Soomaaliya iyo Kenya.

Hogaamiyaha La Toogtay waxa Magaciisa lagu sheegay Axmed Ismaaciil Cali.

- Advertisement -

Waxa Gacanta ku dhigay Axmed Ismaaciil Toddobadkii hore Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan Buurdhuubo.

Waxa lagu eedeyay Ninkasi inuu ka dambeeyay Dilka 28 qof oo Badankooda Macalimiin ahaa oo lagu laayay Magaaladda Mandheera ee Waqooy-Bari Dalka Kenya.

Bishii December Sanadkii hore,Dagaalamayaal Ka tirsan Al Shabab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday Bas lagu dilay 28 qof oo ahaa Rakaabkii saarnaa baska,sido kale Axmed Ismaaciil waxa lagu eedeyay inuu lug ku lahaa Weerarkii bishii September Sanadkii 2013kii lagu qaaday Xarunta Ganacsiga Wesgate Mall ee Magaaladda Nairobi.

- Advertisement -

Weerarkasi oo qaatay muddo Afar Cisho waxa ku dhintay 68 qof waxana ku dhaawacmay 200 oo qof.

Toogashadan loo geystay Axmed Ismaaciil oo ahaa Hogaamiye ka tirsanaa Al Shabab ayaa imaaneysa bil un kadib markii uu isa soo dhiibay Madaxii Sirdoonka Al Shabab Sakariye Ismaaciil Xersi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts