HomeWararDowladda Jabuuti oo martigalineysa shirweynaha IGAD ee ganacsiga geeska Africa looga...

Dowladda Jabuuti oo martigalineysa shirweynaha IGAD ee ganacsiga geeska Africa looga hadlayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Qiyaastii wafuud gaareysa 70 ayaa la rajeynayaa in maanta ilaa galabta ay gaaraan wadanka Djibouti, si ay uga qeybgalan shirka xubnaha IGAD ay ugu hadlayaan sanadkan 2015 hormarinta ganacsiga geeska Afrika. Shirka sanadkan 2015 ayaa waxaa looga hadli doonaa si hal mel la iskugu keeno, ganacsiga iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay ee ka howgala wadamada […]

- Advertisement -
- Advertisement -


Qiyaastii wafuud gaareysa 70 ayaa la rajeynayaa in maanta ilaa galabta ay gaaraan wadanka Djibouti, si ay uga qeybgalan shirka xubnaha IGAD ay ugu hadlayaan sanadkan 2015 hormarinta ganacsiga geeska Afrika.

Shirka sanadkan 2015 ayaa waxaa looga hadli doonaa si hal mel la iskugu keeno, ganacsiga iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay ee ka howgala wadamada xubnaha ka ah Ururka IGAD.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa shirka maaliinta beri xooga lagu saarayaa, fududeynta ganacsiga geeska Africa iyo maalgalintooda.

Shirka sanadkan 2015 ayaa waxaa ka qeybgalaya ururu ganacsi, oo ka socda wadamada Carabta, Asia iyo Yurub.

Shirka ayaa waxaa uu socondoonaa labo maalinta, ayadoona xooga lagu saari doono abuurida jawi ganacsi.

- Advertisement -

Urur Goboleedka IGAD, ayaa waxaa la aas aasay sanadkii 1996 waxaana xubno ka ah dalalka, Djibouti, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Somalia, South Sudan, Sudan and Uganda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts