HomeWararSimha oo maanta xuseysa maalinta raadiyaha aduunka.

Simha oo maanta xuseysa maalinta raadiyaha aduunka.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka simaha ayaa waxaa lagu wada in ay ka dhacdo magaalada muqdisho ee caasimada Somaliya . Gudoomiyaha ururka warbaahinta madaxa banana ee simha ahna Agaasimaha Radio Dalsan  ayaa Radio  Dalsan kaga warbixyay sida ay u socota qaban qaabada xafalad lagu xusayo maalinta Radiyaha aduunk. Warbaahinta madax banana ee somaliya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka simaha ayaa waxaa lagu wada in ay ka dhacdo magaalada muqdisho ee caasimada Somaliya .

Gudoomiyaha ururka warbaahinta madaxa banana ee simha ahna Agaasimaha Radio Dalsan  ayaa Radio  Dalsan kaga warbixyay sida ay u socota qaban qaabada xafalad lagu xusayo maalinta Radiyaha aduunk.

- Advertisement -

Warbaahinta madax banana ee somaliya ayaa ku shaqeyo marxalado kala duwan ee dalka uu soo maray haba ugu badnaate dhibaatooyin ay soo gaarta  saxaafada Somalida

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts