HomeWararIsra’il oo hor-istaagtay gargaarka bani’aadannimo ee Gaza

Isra’il oo hor-istaagtay gargaarka bani’aadannimo ee Gaza

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Israa’iil ayaa qaar ka mid ah bulshada caalamka kala kulantay dhaleecayn ba’an, kaddib marki ay Axaddii shalay joojisay dhammaan sahaydi cuntada iyo dawada ee geleysay Marinka Gaza, isla markaana ka digtay cawaaqib dheeraadka ah, haddii aanan la kordhinin muddada xabbad-joojinta. Dalalka Masar iyo Qatar oo ka mid ah dhexdhexaadiyaasha wadahadallada Israa’iil iyo Xamaas ayaa ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Israa’iil ayaa qaar ka mid ah bulshada caalamka kala kulantay dhaleecayn ba’an, kaddib marki ay Axaddii shalay joojisay dhammaan sahaydi cuntada iyo dawada ee geleysay Marinka Gaza, isla markaana ka digtay cawaaqib dheeraadka ah, haddii aanan la kordhinin muddada xabbad-joojinta.

Dalalka Masar iyo Qatar oo ka mid ah dhexdhexaadiyaasha wadahadallada Israa’iil iyo Xamaas ayaa ku eedeeyay Israa’il in ay ku xadgudubtay sharciga caalamiga ah ee bani’aadannimada, isla markaana ay gaajadu u adeegsanayaan sida hubki oo kale.

- Advertisement -

Madaxa bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay Tom Fletcher ayaa go’aanka Israa’iil ku tilmaamay mid laga naxo, isagoo xusay in sharciga caalamiga ah ee bini’aadannimada uu si cad u sheegayo in ay waajib tahay ogolaashaha helitaanka gargaarka.

Hay’adda samafalka caafimaadka ee MSF ayaa iyaduna ku eedaysay Israa’iil in ay gargaarka u adeegsato gorgortan, taas oo ay ku tilmaantay wax aan la aqbali karin iyo wax laga xumaado.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts