HomeWararDiyaaradaha dagaalka Israa’iil oo duqeeyay Magaalo ku taal koonfurta Caasimadda Suuriya

Diyaaradaha dagaalka Israa’iil oo duqeeyay Magaalo ku taal koonfurta Caasimadda Suuriya

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeeyay magaalo ku taal koonfurta caasimadda Suuriya, iyo sidoo kale gobolka koonfureed ee Darcaa goor dambe oo Talaadadii ah, sida ay sheegeen dadka deegaanka, ilo-wareedyo dhanka amaanka ah iyo TV-ga maxaliga ah ee Suuriya. Diyaaradaha Israa’iil ayaa duqeeyay magaalada Kisweh oo qiyaastii 20 kiiloomitir u jirta koonfurta Dimishiq sida ilo wareedyada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeeyay magaalo ku taal koonfurta caasimadda Suuriya, iyo sidoo kale gobolka koonfureed ee Darcaa goor dambe oo Talaadadii ah, sida ay sheegeen dadka deegaanka, ilo-wareedyo dhanka amaanka ah iyo TV-ga maxaliga ah ee Suuriya.

Diyaaradaha Israa’iil ayaa duqeeyay magaalada Kisweh oo qiyaastii 20 kiiloomitir u jirta koonfurta Dimishiq sida ilo wareedyada ay sheegeen. Laamaha ammaanka ayaa sheegay in la beegsaday goob ciidan, iyadoo aan faah faahin dheeraad ah laga bixin.

- Advertisement -

Milateriga Israa’iil ayaa bayaan ay soo saareen mar dambe ku sheegay, in ay weerareen bartilmaameedyo militari oo ku yaalla koonfurta Suuriya oo ay ku jiraan xarumo iyo goobo ay ku sheegeen in uu hub yiil.

Hadal uu soo saaray afhayeenka wasiirka difaaca Israel Katz ayaa lagu sheegay, in ciidamada cirka ay si xoog leh u weerarayaan koonfurta Suuriya, taas oo qayb ka ah siyaasadda cusub ee ay qeexeen ee lagu nabadeeynayo koonfurta Suuriya fariintuna ay cadahay iyagoo aan dooneeyn in Koonfurta Suriya noqoto koonfurta Lubnan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts