HomeWararUgu dambeyn Guul ayaa laga gaaray Beelo Ku Dagaallamay Gobolka Mudug

Ugu dambeyn Guul ayaa laga gaaray Beelo Ku Dagaallamay Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland, oo kaashanaya odayaasha iyo waxgaradka gobolka, ay ku guuleysteen in ay kala dhexgalaan beelo hore u ku dagaallamay degmada Xarfo ee gobolka Mudug. Dagaalkan beeleed ee ka dhacay Xarfo ayaa sababay khasaare xoogan, hase yeeshee maamulka Puntland ayaa qaaday tallaabooyin degdeg ah oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland, oo kaashanaya odayaasha iyo waxgaradka gobolka, ay ku guuleysteen in ay kala dhexgalaan beelo hore u ku dagaallamay degmada Xarfo ee gobolka Mudug. Dagaalkan beeleed ee ka dhacay Xarfo ayaa sababay khasaare xoogan, hase yeeshee maamulka Puntland ayaa qaaday tallaabooyin degdeg ah oo lagu doonayay in lagu joojiyo dhiigga daadashada iyo burburka ka dhashay colaadda.

Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah ugu soo rogay bandow degmooyinka ay dhibaatada ka dhacday, waxaana loo magacaabay guddi dhex-dhexaad ah oo ka shaqeynaya dejinta xaaladda iyo ka hortagga in dagaalku sii socdo. Guddigan ayaa ka shaqeynaya sidii loo xakameyn lahaa khilaafka labada dhinac, iyadoo odayaasha, masuuliyiinta gobolka iyo saraakiisha ammaanku ay si wadajir ah ugu hawlan yihiin nabadda iyo sidii loo soo afjari lahaa colaadda.

- Advertisement -

Sidoo kale, Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdi Faarax Juxaa, ayaa ka mid ah masuuliyiinta ugu sarreysa ee ku sugan Xarfo, Dagaalkan, oo sababay khasaare nafeed iyo mid maaliyadeed, ayaa ku saleysan muran dhuleed, waxaana la sheegay in labada dhinac ee dagaalamay aysan weli shaacin tirada rasmiga ah ee khasaaraha ka dhashay, inkastoo ay jiraan warar sheegaya in khasaare weyn uu ka soo gaaray dadka deegaanka. Maamulka Puntland ayaa sidoo kale ku boorriyay beelaha ay dhibaatadu saameysay inay ka shaqeeyaan xal waara iyo isfaham si loo joojiyo xasaradda.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts