HomeWararFAAH FAAHIN:Hooniyeyaal Xalay lahu garaacay Muqdisho iyo khasaaraha ka dhashay.

FAAH FAAHIN:Hooniyeyaal Xalay lahu garaacay Muqdisho iyo khasaaraha ka dhashay.

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar hoobiyayaal xalay lagu garaacay magaalada Muqdisho, Sida aan ogaaney waxa ay gaarayaan hoobiyeyaasha lasoo ganey toban hoobiye. Weerarkan ayaa sababay khasaare kala duwan oo soo gaaray dad rayid ah iyo burbur hantiyadeed.Inkasto oon dhab loo ogayn khaasaaraha rasmiga ah Hoobiyeyaasha ayaa la sheegay in lagu garaacay xaafado dhowr […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar hoobiyayaal xalay lagu garaacay magaalada Muqdisho, Sida aan ogaaney waxa ay gaarayaan hoobiyeyaasha lasoo ganey toban hoobiye. Weerarkan ayaa sababay khasaare kala duwan oo soo gaaray dad rayid ah iyo burbur hantiyadeed.Inkasto oon dhab loo ogayn khaasaaraha rasmiga ah

Hoobiyeyaasha ayaa la sheegay in lagu garaacay xaafado dhowr ah oo ka tirsan magaalada, waxaana inta badan bartilmaameed looga dhigay goobo ay dadku ku badan yihiin. Ilo-wareedyo amni oo ku sugan Muqdisho ayaa sheegaya in hoobiyeyaashu ku dhaceen agagaarka degmada Warta Nabadda iyo degmada Xamar Jajab, halkaas oo ay jiraan dad dhaawacmay iyo qaar kale oo ku geeriyooday.

- Advertisement -

Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa si degdeg ah u bilaabay howlgallo ay ku raadinayaan kooxaha ka dambeeyay weerarka, kuwaas oo sida caadada ah ka tirsan Al-Shabaab, oo marar badan weerarro hoobiyeyaal ah ka geysatay magaalada Muqdisho. Al-Shabaab ayaa loo arkaa inay weeraradan ku beegsanayaan goobaha muhiimka ah ee caasimadda si ay u fidiyaan cabsi iyo amni-darro.

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts