HomeWararKhasaaraha dhimasho ee weerarkii Xalay Liido lagu qaaday oo korortay

Khasaaraha dhimasho ee weerarkii Xalay Liido lagu qaaday oo korortay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay weerarkii Al-Shabaab ay xalay ku qaaday Liido, waxaana ay sheegtay in uu ka dhashay qasaaro badan oo dhimasho iyo dhaawac ah. Dhimashada ayaa gaartay ku dhawaad 40 qof halka dhaawacana uu yahay toddobaatameeyo, sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyay ee lahga helayo goobaha caafimaadka. Waxaa la sheegay inay soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay weerarkii Al-Shabaab ay xalay ku qaaday Liido, waxaana ay sheegtay in uu ka dhashay qasaaro badan oo dhimasho iyo dhaawac ah.

Dhimashada ayaa gaartay ku dhawaad 40 qof halka dhaawacana uu yahay toddobaatameeyo, sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyay ee lahga helayo goobaha caafimaadka.

- Advertisement -

Waxaa la sheegay inay soo korortay dhimasho hor leh, waxaana Cusbitaalada ku dhintay dad markii hore dhaawac ahaan loo geeyay, taasi oo keenaysa inay sii kororto dhimashada, waxaana wali laga dayrinayaa xaaladda Caafimaad ee bukaanada qaar.

Qaraxii xalay ka dhacay Xeebta Liido ayaa ah qarixii ugu khasaaraha badnaa marka loo eego qaraxyadii dhawaanahaan ka dhacayay Caasimadda, waxaana ku dhintay dhalinyaro badan oo u soo damaashaad tagay Xeebta.

Masuuliyiinta ugu sarreysa dowladda ayaa ka hadlay weerarkii xalay, waxaana dhammaantood ay tacsi u direen ehelada dadkii xalay ku nafwaayay Qaraxa.

- Advertisement -

Weerarka kadib Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha X.J.F.S, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Guddoomiyey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen laamaha Amniga dalka, kaasi oo hay’adaha ammaanka looga dhageystay warbixin ku saabsan weerarkii AS ku qaaday shacabka Soomaaliyeed ee ku sugnaa xeebta Liido, qasaaraha ka dhashay iyo qorshaha lagu xaqiijinayo amniga caasimadda.

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts