HomeWararBooliska Soomaaliya oo shaaciyay tirada ku geeriyootay qaraxii ka dhacay xeebta liido

Booliska Soomaaliya oo shaaciyay tirada ku geeriyootay qaraxii ka dhacay xeebta liido

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dowlada Soomaaliya ayaa faah-faahin cusub ka bixisay qaraxii xalay ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.Af-hayeenka Booliska Soomaaliyeed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay,in khasaare baaxad leh ka dhashay weerarkaay soo qaadeen dagaalamayaasha Al Shabaab. Cabdifataax Xasan Aadan Af-hayeenka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay  in ka badan 30 qof ku geeriyoodeen qaraxa ka dhacay xalay,Xeebta Liido […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlada Soomaaliya ayaa faah-faahin cusub ka bixisay qaraxii xalay ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.Af-hayeenka Booliska Soomaaliyeed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay,in khasaare baaxad leh ka dhashay weerarkaay soo qaadeen dagaalamayaasha Al Shabaab.

Cabdifataax Xasan Aadan Af-hayeenka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay  in ka badan 30 qof ku geeriyoodeen qaraxa ka dhacay xalay,Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho,sidoo kale dhaawaca ayuu ku sheegay in ay kor u dhaafeen in ka abdan 60 qof.

- Advertisement -

Dhiilo,culus ayaa ka taagan caasimada dalka ee Muqisho, Cali Muuse iyo Maxamed Muuse waa labo wiil oo walaalo ah.Weerarkan ayaa noqonaaya,mid kamida kuwa ugu khaasaraha badan ee ka dhacay magaalada Muqdisho ee ay Al Shabaab,ku beegsadeen goobo dadwayne.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts