HomeWararMadaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Sharif iyo Farmaajo oo war cusub ka...

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Sharif iyo Farmaajo oo war cusub ka soo saaray Qaraxii xalay ka dhacay Liido

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynihii sagaalaad ee dowlada federaalka soomaaliya,Maxamed Cabdulaahi Farmaajoayaa si adag u canbaareeyay weerarkii xalay kadhacay Xeebta leedo ee magaalada Muqdisho. Qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook ayaa u qornaa sidan”Shacabka iyo qaranka Soomaaliyeed oo idil waxaan uga tacsiyeynayaa dadkeenna ku shahiiday weerarka argagixisanimo ee caawa ka dhacay Caasimadda Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa waxa uu si […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii sagaalaad ee dowlada federaalka soomaaliya,Maxamed Cabdulaahi Farmaajoayaa si adag u canbaareeyay weerarkii xalay kadhacay Xeebta leedo ee magaalada Muqdisho.

Qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook ayaa u qornaa sidan”Shacabka iyo qaranka Soomaaliyeed oo idil waxaan uga tacsiyeynayaa dadkeenna ku shahiiday weerarka argagixisanimo ee caawa ka dhacay Caasimadda Muqdisho.

- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo ayaa waxa uu si adag uga hadlay goobaha dadwaynaha ee nasashada oo marar kala duwan ay weearareen dagaalamaayasha Al Shabaab

“Goobaha nasashada dadweynaha in weerar iyo qarax ay ku beegsadaan argagixisada Alshabaab waxay muujinaysaa cadaawadda, diin la’aanta iyo damiir xumada arxan laaweyaashan caadeystay xasuuqa iyo gumaadka dadka Soomaaliyeed”.

 

- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo ayaa ayaa shacabkaugu baaqay,in ay midoobaan”Baaxadda dhibta gaartay dadkeenna caawa waxaa waajib ah in aan gacmaha isqabsanno oo ugurmanno dhaawacyada iyo ehelada shuhadada, iyada oo gacan la siinayo laamaha caafimaadka iyo amniga”.

Waxa uu kaletacsi u diray ehalada ay ka baxeen haldoorkii ay ku indho kuulanayeen”Alle ha caafiyo muwaadiniinta ay soo gaareen dhaawacyadu, marxuumiinta biri ma geydada ah ee ina ka shahiidayna hoygooda ha ka yeelo Jannatul Firdowsa.

Sidoo kale madaxweynihii hore ee Soomaaliya,Shariid Sheekh Axmed  ayaa soosaaray qoraalkan

“In ay argagaxisadu weerarkan ku soo beegaan caawa oo kale oo Jimco ah ay xeebtu ugu saxmad badan tahay waxay muujinaysaa cadawtooyada ay argagaxisadu u qabaan dadka Soomaaliyeed”.

Halkan hoose ka eeg war-saxaafadeedka ay soo saareen labada madaxweyne.

 

 

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts