HomeWararSida goobtii cawayska ay halmar isugu badashay dhul maydka iyo dhaawacu waran...

Sida goobtii cawayska ay halmar isugu badashay dhul maydka iyo dhaawacu waran yahay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Muuqaal argagax leh oo muujinaya tobannaan ruux oo daadsan xeebta Liido ee Muqdisho ayaa ku baahay baraha bulshada. Waxa uu muujinayaa dad dhallinyaro u badan oo aan la ogayn dhaawac iyo dhimasho midka ay yihiin markaas, balse dhulka wada jiifa. Muuqaal kale oo la duubay daqiiqada ka hor xilliga qaraxu dhacay ayaa isna muujinaya tobanaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muuqaal argagax leh oo muujinaya tobannaan ruux oo daadsan xeebta Liido ee Muqdisho ayaa ku baahay baraha bulshada. Waxa uu muujinayaa dad dhallinyaro u badan oo aan la ogayn dhaawac iyo dhimasho midka ay yihiin markaas, balse dhulka wada jiifa.

Muuqaal kale oo la duubay daqiiqada ka hor xilliga qaraxu dhacay ayaa isna muujinaya tobanaan dhalliyaro ah; haween iyo ragba isugu jira oo damaashaadaya xeebta Liido. Qaar ayaa majo baxsanaya, kuwa ayaa dhulka fadhiya, kuwa kalana waxay ku caweynayeen kafeeyada ku yaalla dhinacyada xeebta.

- Advertisement -

Balse muddo yar ka dib, wax walba waxay isku badalayaan isku dhexyaac iyo kala orod – markii halmar uu iftiin holcaya indhaha ka qabto dadkii xeebta ku sugnaa kadibna ay maqlaan dhawaq xooggan oo aysan dhagahoodu jeclaysan.

Muuqaal kale oo la soo dhigay baraha bulshada ayaa muujinaya sida da’yar ku laafyoonayay xeebta ay naxdin iyo qarracan ugala carareen naftooda goobtii ay damaashaadka u soo doonteen.

Shalay waxay u ahayd reer Muqdisho maalin ay ka nastaan shaqada iyo daalkii todobaadka, waxaana caada ah in maalinka Jimcaha ay dadku u caways iyo tamashle doontaan meelo ay ka mid tahay xeebtu.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts