HomeWararSomaliland oo si adag kaga hadashay Heshiiska Difaaca Badda ee Soomaaliya iyo...

Somaliland oo si adag kaga hadashay Heshiiska Difaaca Badda ee Soomaaliya iyo Turkiga

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Ciise Keyd Maxamuud oo warraysi gaar ah siiyay BBC Somali ayaa sheegay in ay ku wargeliyeen Turkiga in ayna iman karin xeebaha Somaliland. Waxaa uu sheegay Wasiirku in Somaliland ay xeebaheeda u taliso, aysana jirin walaac ah oo ay ka qabaan, heshiiska ay wada gaareen dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Ciise Keyd Maxamuud oo warraysi gaar ah siiyay BBC Somali ayaa sheegay in ay ku wargeliyeen Turkiga in ayna iman karin xeebaha Somaliland.

Waxaa uu sheegay Wasiirku in Somaliland ay xeebaheeda u taliso, aysana jirin walaac ah oo ay ka qabaan, heshiiska ay wada gaareen dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo Dowladda dalka Turkiga.

- Advertisement -

“Turkiga waan u sheegnay in aanay xeebaha Somaliland soo gali karin, waana ogyahay in Somaliland xeebaheeda u taliso – Soomaaliyana ayna u talin. Wax haba yaraatee aanu warwar ka qabnana ma jiro,” ayuu yidhi wasiirka isaga oo ay BBC du waxka weydiisay sida uu u arko heshiiska difaaca ee ay wada galeen dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga.

Heshiiska Soomaaliya iyo Turkiga ayaa yimid kadi Is-af-garadkii muranka badan dhaliyay ee ay bishii koowaad ee sanadkaan maalintiisii koobaad ay wada galeen dowladda Itoobiya iyo maamulka Somaliland, kaas oo dhigaayay in Somaliland aqoonsi buuxa ka hesho Itoobiya halka dowladda dhexe ee Itoobiyana laga kireynayo saldhig ciidamo badeed oo ay ku yeelanayso gudaha Somaliland.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts