HomeWararHoggaamiyaha Shiinaha, Xi Jinping oo booqasho ku tagay Faransiiska

Hoggaamiyaha Shiinaha, Xi Jinping oo booqasho ku tagay Faransiiska

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Hoggaamiyaha Shiinaha, Xi Jinping, ayaa gaaray dalka Faransiiska, waana booqashadiisii ​​ugu horreysay ee uu ku tago dal ka tirsan Midowga Yurub muddo shan sano ah. Safarkan ayaa ku soo beegmaya xilli ay xiisad ka taagan tahay ganacsiga, iyadoo Midowga Yurub uu ka fikirayaan inay canshuuro ku soo rogo gawaarida korontada ku shaqeeya ee Shiinaha la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyaha Shiinaha, Xi Jinping, ayaa gaaray dalka Faransiiska, waana booqashadiisii ​​ugu horreysay ee uu ku tago dal ka tirsan Midowga Yurub muddo shan sano ah. Safarkan ayaa ku soo beegmaya xilli ay xiisad ka taagan tahay ganacsiga, iyadoo Midowga Yurub uu ka fikirayaan inay canshuuro ku soo rogo gawaarida korontada ku shaqeeya ee Shiinaha la keeno, iyadoo Beijing ay sidaas oo kale ku sameyneyso badeecadaha caanka ah ee loos dhoofiyo dalkeeda.

Xiisadda caalamiga ah ayaa la filayaa inay si weyn u hareeyso marka Mr Xi uu la kulmo madaxweyne Macron iyo Ursula von der Leyen maalinta Isniinta.

- Advertisement -

Faransiisku waxa uu jeclaan lahaa in Shiinuhu uu Ruushka ku cadaadiyo in uu joojiyo dagaalka uu kula jiro Ukraine – falanqeeyayaashu,waxay u arkaan arimahan mid aan suurtogal ahayn. (Dabayaaqada usbuucan, Mr Xi wuxuu booqan doonaa Serbia iyo Hungary — labaduba waxay xiriir dhow la lahaayeen Moscow).

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts