Xalay waxaa lagu dhawaaqay Liiska Baarlamanka lixaad ee dowlad Goboleedka Puntland, waxaana kasoo muuqday Xubno badan oo aan laga filayn.
Xildhibaanada Cusub ee lagu dhawaaqay waxaa ku jiro Xubno matalaya Maamulka SSC Khaduto, oo horay u sheegay in gabi ahaanba Xildhibaanadii ay kula haayeen Puntland ay kala baxeen.
Waxaana Xusid Mudan in Isimada Puntland ay caddeeyeen in ay doorashada Puntland lagu galo 49 xildhibaan, islamarkaana ay soo jeediyeen in labada xubnood ee Sool u matala Guddiga Doorashada ay is-casilaan.
HOOS KA AKHRISO MAGACYADA XILDHIBAANADA LAGU DHAWAAQAY