HomeWararMaxay ka wada hadleen Madaxweyne Qoorqoor iyo Cabdikariin Guuleed

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Qoorqoor iyo Cabdikariin Guuleed

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa qaabilay Cabdikariin Xuseen Guuleed madaxweynihii hore ee Galmudug ahna ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland. Ergayga Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Somaliland iyo wafdigiisa ayaa u tagay caasimadda Dhuusamarreeb latashi ay la sameynayaan bulshada reer Galmudug iyo madaxdooda taasoo ku aaddan ka gun-gaaridda wadahadallada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa qaabilay Cabdikariin Xuseen Guuleed madaxweynihii hore ee Galmudug ahna ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland.

Ergayga Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Somaliland iyo wafdigiisa ayaa u tagay caasimadda Dhuusamarreeb latashi ay la sameynayaan bulshada reer Galmudug iyo madaxdooda taasoo ku aaddan ka gun-gaaridda wadahadallada DFS iyo Somaliland.

- Advertisement -

“Inta aan joogno caasimada Galmudug ee dhuusamareeb waxaan sidoo kale la kulmi doonaa labada golle ee DOWLADDA Galmudug iyo Bulshada deegaanka, kuwaas oo aan ka dhageysan doono doodahooda ku wajahan ka gun-gaarista Wadahadallada DFS iyo Somaliland” ayuu yiri C/Kariin Guuleed oo Qoraal soo saaray.

Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha wada-hadallada Somaliland ayaa horay u teyay Jubbaland iyo Koonfur Galbeed, isaga oo ka sameeyay la tashiyo ku aadan howlaha horyaalla ee bilaabidda wada-hadallada labada dhinac oo muddooyinkii dambe hakad ku jiray.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts