HomeWararAas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay AUN Khadiijo Maxamed Diiriye

Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay AUN Khadiijo Maxamed Diiriye

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Waxaa qabuuro ku yaalla Isbitaalka xoogga dalka ee magaalada Muqdisho Aas Qaran loogu sameeyay Allaha u naxariistee Wasiirkii Wasaaradda Haweenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo ku geeriyootay dalka Jabuuti. Meydka Marxuumad Khadiijo Diiriye oo laga keenay Jabuuti ayaa waxaa gudaha Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho lagula tukaday salaada Janaasada, waxaana ka qeyb […]

- Advertisement -

Waxaa qabuuro ku yaalla Isbitaalka xoogga dalka ee magaalada Muqdisho Aas Qaran loogu sameeyay Allaha u naxariistee Wasiirkii Wasaaradda Haweenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo ku geeriyootay dalka Jabuuti.

Meydka Marxuumad Khadiijo Diiriye oo laga keenay Jabuuti ayaa waxaa gudaha Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho lagula tukaday salaada Janaasada, waxaana ka qeyb galay madaxda ugu sarreeysa DFS, mas’uuliyiin iyo dadweyne badan.

- Advertisement -

Madaxda iyo dadweynaha ka qeyb galay salaada Janaasada iyo Aaska Marxuumada ayaa Alle uga baryay dhammaantood inuu u naxariisto Khadiijo, Samir iyo iimana kasiiyo qoyskii, Eheladii, qaraabadii iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka baxday Khadiijo Diiriye.

Wasiiradii Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Khadiija Diiriye, ayaa shalay ku geeriyootay magaalada Jabuuti, kadib markii uu xanuun uu qabtay, xilli ay ka dageysay diyaarad tagtay Jabuuti, taasi oo ka ambabaxday Garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Marxuumada ayaa in ka badan 20 sanno kamid aheyd mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya, waxaana haatan ay aheyd Wasiirada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Latest stories