HomeWararMeydka Marxuumad Khadiija Diiriye oo laga soo dejiyay Garoonka Muqdisho

Meydka Marxuumad Khadiija Diiriye oo laga soo dejiyay Garoonka Muqdisho

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Meydka Allaha u naxariistee Wasiirkii Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Soomaaliya, Marxuum Khadiija Maxamed Diiriye oo shalay ku geeriyootay dalka Jabuuti ayaa laga soo dejiyay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Diyaarad gaar ah oo uu la socday Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamse Cabdi Barre ayaa Meydka Khadiija Diiriye looga soo qaaday Jabuuti, waxaana haatan […]

- Advertisement -

Meydka Allaha u naxariistee Wasiirkii Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Soomaaliya, Marxuum Khadiija Maxamed Diiriye oo shalay ku geeriyootay dalka Jabuuti ayaa laga soo dejiyay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Diyaarad gaar ah oo uu la socday Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamse Cabdi Barre ayaa Meydka Khadiija Diiriye looga soo qaaday Jabuuti, waxaana haatan salaada Janaasada lagula tukanayaa Garoonka diyaaradaha.

- Advertisement -

Madaxda ugu sarreeysa dalka, mas’uuliyiin kala duwan iyo kumanaan dadweyne ah ayaa ka qeyb galaya aaska Marxuumad Khadiija Maxamed Diiriye.

 

Latest stories